Waxa sare u kacay su’aalaha ay dadka Ruushka iska wediiyaan arimaha Idaacad qarsoonayd oo muddo dheer waxa keliya ee laga maqlaa aya ahayd Music keliya. Idaacadan aya sanadadii todobaatanaadkii si dayn jirtay miisig keliya. Muddo 10 sanadood oo isku xigta Idaacadan may tebin waxaan ahayn miisig Marka afar bilood ka soo wareegto ayay Idaacadani laga maqli jiray erayo iyo weedho aan la fahmi karin erayada sida 7-6 U – At- I. Waxaana dadka badankiisu aaminsan yihiin inuu aha Code sir ah oo ay ciidamadu isla garanayeen. Idaacadan ayaan ilaa manta si cad loo ogayn waxa uu isticmaali jiray Sofiyeetkii Burburay. Waxaana ay ahayd mid wareer dadka Ruusha ah wakhtigaasi ku riday.