Ramish Sahu: Shaqooyinka Dunida Ugu Dhibta Badan

0
379

Ramish Sahu waa nin ka shaqaysta magaalada Kalecota ee dalka Hindiya. Shaqada uu qabto ayaa ah kuwa dunida ugu dhib badan waxaana uu ka sheqeeya qaybta Fayo dhawrka ee dawladda hoose ee magaaladaasi.
Ramish wuxu hoos u galaa bulaacadaha magaalada oo dherekoodu dhan yahay 7 fuudh. Ninkan ayaa gacmihiisa kaga soo gura qudhanka ku jira isagoo u dhiiba saaxiibkiisa la shaqaynayay oo debeda taagan. Inta uu ku jiro wuxu xidhan yahay surwaal gaaban, waana uu feedho qaawan yahay. Mushaharka shaqaalahan la siiyo ayaa ah bishiiba waa $ 100. Ninkan ayaa shaqadiisa ku kalsoon oo muujiyay inuu raali ka yahay halkii uu dadka ka baryi lahaa.   ( Newsweek.com)

Leave a Reply