Maraykanka: Jaamacad Ogolaatay In Eedaanka Salaadda Kor loo Qaado

0
466

Jaamacadda Douk oo ku taalla dalka Maraykanka ayaa markii u horaysay u ogolaatay ardayda Muslmiinta ah inay eedaanka salaadad kor ugu qaadaan masaajidka ku yaala Jaamacadda kaasi oo aan hore loo oglayn. Maamulka Jaamacadda ayaa sheegay inay tani hagaajinaysi niyada isfahanka  ardayda dhexdooda.  Jaamacadda Douk oo caan ah kuna taalla Carolina ayaa hore u diiday arinkan, waxase wakhtigan ku kelifay iyadoo tirada ardayda muslmiinta ahi ay aad ugu bateen jaamacadaasi iyagoo wakhtigan gaadhay 700 arday.

 

Leave a Reply