Xidigo Dhulka Ku Soo Dhowaanaya

0
457

Waxa la ogaaday inay jirawaan xidigo meerayaal ah oo ku soo dhowaanayaa meeraha dhulka. Haddaba xidiga lagu magacaabo Bl86 2004, ayaa dhulka u jira qiyaas dhan 745 kun km. Waxaan uu noqday xidig si qayri caadi uga soo dhowaanaya dhulka. Waxaana la sheegay inuu yahay xidiga ugu weyn ee dhulka ku soo dhowaanaya sanadka 2027. Culimada hawada sare ee Nasa iyo dalal kale ayaa sheegay in aanu khatar weli lahayn wakhtigaasi laakiin ay suurtgeli doonto inay culimadu wax badan ka ogaato aqoontiisa marka usoo dhowaado.  Waxa kale oo culimada hawada sare sheegeen in maalin kasta boqolaal xidigood ay maraan meel dhulka u dhaw kuwaasi oo tiradooda lagu qiyaasay 550 laakiin aanay wax dhib ah ku hayn dhulka. ( Kuliyoum 25/01/2015).

Leave a Reply