Waa Kuwee Magacyada Dunida Laga Joojiyay In Caruurta Loo Bixiyo?

0
427

Dalal badan ayaa soo saara go’aano ay ku diidan yihiin caruurtooda dhalata in loo bixyo magacyada qaarkood kuwaasi oo ay ku soo saaraan liisas. Haddaba Maxkamad ku taalla magaalada Nasyan ee dalka Faransiiska aya dhowaan soo saartay go’aan diidaya in caruurta dhalata loo bixiyo magaca Nutella. Dalka Norway ayaa isna markii Skandaneefiyanka uu ka baahay magaca Beiron joojisay in magcaasi loo bixiyo caruurta dhalata. Magaca Tom ayaa isagana dalka Bortuqiiska laga diidan yahay in loo bixiyo caruurta. Dalka News sea land waxa ka aan la ogolayn in loo bixiyo magaca Victoria. Dalka Brasil ayaa iyana la diidan yahay in loo bixiyo magaca Sadam Xuseen. Iyadoo Turkigana aan la ogolayn in loo bixiyo caruurta dhalata magaca Usma Binu Ladan.
 

Leave a Reply