Saliidda Kaluunka Oo Waalida Lagu Daweeyo

0
436

Warbxin lagu daabacay wargeyska Archives of General Psychiatry ayaa sheegtay in Saliida Kaluunku ay waxtar badan u leedahay dadka qaba xanuunka waalida (psychotic disorder)
Khabiirka hogaaminayay cilmi baadhistan Dr.Paul ayaa sheegay in saliida kaluunka lagu tijaabiyay dhalinyaro qaba xanuunka waalida ee dalka Ingriiska kuwaasi oo qaatay muddo laba todobaad ah. Waxaana uu intaasi ku daray in markii ay qaateen mudadaasi ay badankoodu is bedeleen oo ay kala ladnaadeen xanuunka.

Leave a Reply