Waxay ku Hurdo Beeleen Inay Noqdaan Kuwa ugu Horeeya Dukaan la Furayo

0
442

Kumanaan Shiine ah ayaa todobaadkan Tendhooyin ka samaystay dukaanka Apple ee cusub hortiisa, kaasi oo laga furayay  magaalada Hangchot ee gobolka Tchjaing.  Dadkan dhalinyarada ah aya mid kasta doonayay inuu noqdo kan ugu horeeya ee gala dukankaasi cusub. Kooxdan ayaa habeenkii oo dhan ku soo jeeday dariiqa ka horeeya goobta laga furayo iyagoo hurdo iyo lulo qabtay kuwo badan.

Shirkadda Apple ayaa ah tan haysta hogaanka soo saarista telefoonada smart ah. Shirkadda aya go’aan ku gaadhay in 40 dukaan oo cusub ay ka furto dalka China. Waxa dad badan yaab ku nooqtay sababta dadka ay isugu dhibayaan inay noqdaan qofkii ugu horeeya ee gala dukaanka cusub ee Apple.
 

Leave a Reply