Baraf Sababay In La Ganaaxo John Kerry

0
585

Maamulka caasimadda Washington aya ku ganaaxay $ 50 wasiirka Arimaha debedda ee Maraykanka John Kerry ka dib markii uu la socon wayay sharci ay soo sareen oo ah inuu qof kastaa ka nadiifiyo barafka gurigiisa dul fadhiista.  Maayarka magaalada aya soo saaray  in ganaax lagu soo rogi doono dadka caajiska ah ee aan ka nadiifin barafka guryahooda iyo meheradahooda. John Kerry  ayaa sharcigan kaga jawaabay si sax isagoo u diray shaqaale ka nadiifiya gurigiisa raaxada barafka ka buuxsamay hareerihiisa. (KYoum 31/01/2015).
 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here