Dagaal Qadhaadh Oo Ka Socda Bariga Ukreen

0
386

Afhayeen u hadlay ciidanka Yukreen ayaa sheegay in dagaal qadhaadh uu ka dhacay shalay Axadii bariga dalka.  Telefishanka Yukreen oo laga baahiyay warka afhayeenka ayaa sheegay inay ciidanka dawladda ka dhinteen 13 askari lagana dhaawacay 20 kale. Ciidanka Dawladda ayaa dib u riixay ciidanka jabhadda oo ay taageerayaan ciidamo Ruush ahi.
 
 
 

Leave a Reply