8 Shil Gaadhi Oo Ka Dhacay Jidda

0
383

Dalka Sacuudiga magaaladda Jidda ayay ka dheceen shilal ay isku duqeeyeen sideed gaadhi. Sida lagu baahiyay warbaahinta shilalkan aya saddex baabuur oo ka mid ahi ay six un u burbureen iyagoo rakaabkii saarana aanu qofna ka bixin. Booliiska aya sheegay in Shilalkan ay sababeen xawaare aad u sareeya oo ay ku soconayeen baabuurta.

Leave a Reply