Shirkada Shell Iyo Dawlada Ciraaq Oo Kala Sexeexday Heshiis Ku Kacaaya 11 Bilyan

0
384

Waxa jirta heshiis dhexmaray sharkada Shell oo aduunka ka caan ah iyo dawlada dalka Ciraaq kaas oo ku saabsan dhisida iyo hirgalinta mashruuc lagu dhisaayo goobo waxsoosaar oo shiidaalka laga soo saaro kaas oo la filaayo inuu hoos u dhigi doono qiimaha batroolka iyadoo sidoo kaleetana la saadaalinaayo inuu heshiiskani uu dalka Ciraaq ka dhigi doono mid hogaamin doona waxsoosaarka saliida ee wadamada Bariga dhexe.
Mashruucan ayaa ku kacaaya qiime dhan 11 Bilyan oo doolar, waxaana sidaas shaaciyay wasiirka Warshadaha ee dalka Ciraaq.

Leave a Reply