Maxaad Ka Taqaanaa 10 Diyaaradood Ee Ugu Khatarsan Diyaaradaha Dagaalka?

0
391

6:Rafale-6:diyaaradani waa diyaarad aad u dheeraysa ,waana mid laga lee yahay dalkaasi Faransiiska,waxaana aad u isticmaala ciidamada cirka dalkaasi Faransiiska,waana mid ka caana dhinaca dagaalada ,waana diyaarad aanay jirin diyaarad lamid ah,iyada oo loo isticmaalo caawinta weerarada cirka ee ay diyaaradaha dhigeeda ahi wadaan.
Waxaanay difaacdaa diyaaradaha kale ee weerarada ku haya cadowga,sidoo kalena waxay inta badan saxdaa meelaha weerarada lagu qaadaayo ee badhtilmaameedka ah,iyada oo map ahaan u sawiraysa,waxa kale oo ay si toosa meel fog uga toogataa hubka kala duwan ee lidka ku ah diyaaradaha ,iyada oo ay adag tahay siday raadaaradu u qabtaan.
7: 7- F-16 Fighting Falcon:diyaaradani waa mid iyaduna caan ku ah dhinaca dagaalka,iyada oo inta badan ku caana dhinaca ka duulida maraakiibta dagaalka,waxaanay wax ka toogataa meel gaadhaysa 30 km,sidoo kalena waxay ku nasan kartaa cirka ,iyada oo meel sare maraysa,waana mid ay ku caan tahay,waxa kale oo ay qaadaa shidaalka  oo ay siin karto diyaaradaha kale.
Dhinaca aragtida duuliyeyaasha ayaa ah mid ay caan ku tahay,waana sababta keentay inay meel dheer wax ka toogan karto,iyada oo sidoo kalena leh  bottons kala duwan oo jihooyin kala duwan looga kaxayn karo.
8: 8- T-50 Golden Eagle:diyaaradan ayaa ah mid lagu  sameeyey wadanka Korea,waana mid loo yaqaano magaca ah Golden Eagle,sidoo kalena waa diyaarad kuuxeeda aad uga dheeraysa,iyada oo la maqli karo guuxeeda marka ay dhaafto meeshay marayso 20mm.
Waana mid kamid  diyaaradaha ugu khatarsan  dhinaca dagaalka,waana mid aad loo iibsado waqtiga la soo bandhigo iibkeeda,waana mid ay aad u isticmaalaa ciidamada Korea.
Lasoco…
 

Leave a Reply