Maraykanka oo Xidhaya Safaaradiisa Yemen

0
386

Saraakiil Mareykan ah ayaa sheegay in safaaradooda Yeman la xidhayo, ayna weydiisanayaan Turkey iyo Algeria inay ka caawiyaan danahooda dalkaasi. Shaqaalaha safaarada ayaa lagu wargeliyay in safiir uu tagi doono Arbacada.
Bishii tagtay, ayey falaagada Xuutida Shiicada ee ka yimid waqooyiga Yemen adkeeyeen xukunkooda militeri ee caasimadda, sanca, taasi oo keentay iscasilaada madaxweyne Abdurabuh Mansor Hadi oo isbahaysi la ahaa Mareykanka.
 
 
 

Leave a Reply