Dalka Afkhanistan saddex ka mid ah shaqaalaha bank ee dalkaasi ayay u suurtagashay inay xadaan baanka dalkaasi.
Sida uu sheegay madaxa qaybta Baanka la dhacay Axmed Cudami ayaa cadeeyay in lacag dhan 1.4 malyan ay shaqaalihii la baxsadeen. Tuugtan ayaa la sheegay inay dalka kaga bexeen si aan sharci ahayn oo ilaa haddana aan lahayn wax raad oo ay leeyihiin, marka laga reebo lacagta maqan.