Sarkaal “Waxaan Uga Baahanay Insaaniyad, Halkii Qaanuunka”

0
370

Dalka Maraykanka Gabadh lagu magacaabo Helein ayaa booliisku gaadhsiiyay in lagu tuhmay in goob super market  ah ay xaday sidaasi darteedna ay timaado xarunta booliiska.  Markii ay xarunta booliiska gabdhu timi ayaya qiratay inay goobta ka qaadatay shan midh oo beed ah oo keliya isla markaana aanay weli cunin ee  yaalaan iyagoo haddana haysan wax kale. Taliyaha booliiska ayaa joojiyay xidhida Helein waxaana uu u iibiyay seled beed isagoo erayadan yidhi “ Mararka qaarkood waxaan u baahanahay Insaaniyad halkii aan qaanuunka kaa raaci lahayn”.
 

Leave a Reply