Sharci Islaami ah oo Jiray Qarni oo Muran ka Dhaliyay Austeriya

0
491

Baarlamaanka Austeriya ayaa ansixiyay isbedello leyskaga soo horjeedo oo lagu sameynayo sharci jirey qarni oo ku saabsan islaamka.
 
Sharcigan oo la sheegayo in qeyb ahaan looga gol leeyahay in lagula tacaalo islaamiyiinta xag jirka ah ayaa siinaya muslimiinta amni dheeraad ah oo sharci ah, balse  waxa uu mamnuucayaa maalgelinta shisheeye ee masaajidada iyo imaamyada.
Wasiirada  isdhexgalka bulshada , Sebastian Kurz, ayaa difaacday isbedelada balse hoggaamiyeyaasha muslimka ayaa sheegay in ay ku guuldareysteen in loola dhaqmo si caddaalad ah. defended the reforms but Muslim leaders say they fail to treat them equally.
Sharcigan isbeddelka lagu sameynayo  oo soo baxay 1912 ayaa ka dhigaya islaamka in ay ka tahay diin rasmi ah  Austria.
 
 

Leave a Reply