“Caado Japanku Aaminay In Denbiga lagaga Dhaafayo”

0
410

Waxa isugu soo ururay dad gadhaya 9000 qof oo Japaniis ah  Macbadka Sidajy ee magaalada Okayama iyagoo doonayay inay xusaan ciidda Missouri. Dadkan aya iyagoo qaawan isugu yimaada halkaasi oo ay filayaan inay ka helaan waraaqo qardhaaso ah oo ay si nasiib ah wadaada macabadka ku siiyan goobtaasi. Waxayna aaminsan yihiin in denbigooda lagu dhafayo. Waxay isku cidhiidhyayaan sidii uu mid kastaa uga qaadan lahaa Wadaadka Macbadaka warqadaasi denbi dhaafka.  ( maraka caqligu shaqayn waayo, diina aanay jirin ayay dadku aaminan in dad la mid ahi ay wax u tarayaan oo dunbuuta ka dhafayaan iyagoo is qaawiya waxa keliya ee ay xidhaan waa maro yar oo goobta cawrda lagu qariyo).

Leave a Reply