Daraasada: Waxyeelada Shuucaaca Qorraxada ee Maqaarka Jidhka

0
402

Wargeyska American Journal Of Science aya daabacay natiijo ka soo baxday daraasad ay samaysay jamacadda Bill ee gobolka Connecticut ee Maraykanka.  Daraasaddan ayaa cadaysay inay Shucaaca qorraxdu yahay kan ugu weyn ee waxyeelada maqaarka keena.  Aqoonyahanada aya cadeeyay in Maqaarku uu nuugo shucaaca qorraxada. Daraasadda aya ka digtay in muddo gaadhaysa 4 saacadod uu qofku si joogto ah u fadhiisto Qorraxada si aanay waxyeeladaasi u gaadhin maqarkiisa sare.
 

Leave a Reply