Haku Dagmin Muuqaalka Qofka

0
549

Lamaane aya maalin booqday beer xayawaan. Gabadh aya aragtay dayeerka oo la ciyaaraya dayeeradiisa, markaasi ayay tidhi “ Is jecla “. Haddana dhinaca libaax ayay u wareegeen waxayna argatay Libaaxii oo iska ag fadhiya goosha, oo aad moodo inuu aad u cadhaysan yahay. Markaasi ayay tidhi laba kala fog. Ninkii ayaa ku yidhi “ quraaradaasi madhan ku waabi sidii wax ku tuuraya libaaxa. Sidaasi ayay yeeshay dhincii daayeerka ayay ku samaysay “ dayeerkii aya cararay isagoon eegin daayeerada oo ka horeeyay “. Haddana dhinac Libaax ayay ku eegtaya , wuu qayliyay oo isku gudbay goosha.  Ninkii ayaa ku yidhi “ Ha ku dagmin muqaalka guud ee qofka kaasi oo ah dhalanteed , waxa jira kuwo amusan oo aad kuu jecel”.

Leave a Reply