Hitler: ‘Waxay Aamineen Inay Dhimanayaan’

0
442

Hogaamiyihii Hitler ee Jarmalka wakhtgii dagaalkii labaad ayuu amar ku bixiyay in la xidho saddex askari oo amarkiisa qaadan waayay.  Iyagoo Saraakiisha ku amray in mid kasta qol gaar ah lagu xidho isla markaana mid kasta ay ku xidhaan qol gaar ah loona shido muusiga qaylo dheer.  Waxa kale oo jirtay in tuunbo biyo ah dushooda la sudhay oo ay si tartiiba ah uga da’yso. Gaasta suntan ah ayaa iyan qol kasta la dhigay. Saddexda askari oo maqlaya ayuu Hitler yidhi waa inay ku dhintaan lix saacadood gudahood madaama gaasta suntan ah qolka la dhigay.  Sidaasi ayaa la sameeyay. Ciidanka ayaa qolalkii furay afar saacadood ka dib, waxayna la kulmeen in laba ka mid ahi ay ku dhinteen qolalkood halkii kalena uu neef tuuraya oo u sakaraad yahay, naftuna ka sii axayso.
Waxase yaab noqotay in dhigidda Gaasta sunt ahi ay ahayd in loo muujiyo inay sidaasi ku dhiamnayaan, mase jirin Gaasta suntan wax haba yaraatee ay qolka ku kordhinaysay waxayna hayd cabsi gelin. Waxaase arinkan lagu ogaaday in fikradda gaastu ay saamayso caqligooda  kaasi oo soo daayay dheecaano saamayn dadban oo halis ah ku keenay wadanaha. Iyadoo ugu danabystiina u wadanuhu shaqadii joojiyay ayna taasi sababtay dhimashadooda.   Hitler ayaa loo sheegay inay dhinteen waxaana uu yidhi “ haa, waa sidaasi waxay aamineen inay dhimanayaan” .Marar badan ayay warbaahintu sii daynaysaa afkaar iyo odhaahyo sun ku ah jdhkeena kuwaasi oo aynu rumaysano inay waxyeelo inoo keenayaan.  Sida dalalka saboolka ah, iyo dalalka xooga waaweyn. Dalalka soo koraya iwm.
 
 

Leave a Reply