Hambalyo Meher

0
650

Hambalyo Meher Wacan Aabo C/raxmaan Macalin Muuse iyo hooyo Cibaado Axmed Saleebaan. Dhamaan qoyska reer C/raxmaan Macalin oo kala ah. Jamaal C/raxmaan Macalin, Maxamed C/raxmaan Macalin, Nuuradiin C/raxmaan Macalin, Muuse C/raxmaan Macalin, Mustafe C/raxmaan Macalin, Ayaan C/raxmaan Macalin, Xamda C/raxmaan Macalin, Nimco C/raxmaan Macalin. Sidoo kale waxa hambalyo taas la mida diraya Dhamaan qoyska reer macalin muuse, adeero Maxamed Macalin Muuse xaaskiisa iyo caruurtiisa, Adeero Rashiid Macalin Muuse xaaskiisa iyo caruurtiisa, adeero Axmed Macalin Muuse iyo caruurtiisa, edo Maryan Macalin Muuse iyo caruurteeda, edo Caasha Macalin Muuse saygeeda iyo caruurtooda, edo Canab Macalin Muuse saygeeda iyo Caruurtooda. Dhamaan qoyska reer Muxumed C/laahi Xirsi. Dhammaan dadkaasi waxay hambalyo iyo bogaadin u dirayaan meherka Mudane: Yaxye C/raxmaan Macalin Iyo Marwo: Aasiya Aadan Jaamac Oo meherkoodu 08/03/2015, ka dhacay Hutel ABCO PALACE ee magaalada Burco. Waxay leeyihiin aqal galkiina ku gaadha badhaadhe.

Leave a Reply