Sharkad Dalka Jaban Laga Leeyahay Oo Soo Saartay Mobile Ay Adagtahay Inuu Kala Jabo Oo Aanay Biyuhu Waxba Yeelayn

0
402

Shirkada Dalka Japan laga leeyahay ee lagu magacaabo Hisense, ayaa farsamaysay, mobile casri ah oo wax kasta oo lagu garaaco aan kala jabayn, biyuhuna aanay waxba ka qaadayn, kaas oo aad uga yaabiyay dadkii ku sugnaa carwadii lagu soo bandhigay.
Mobile kan cusub ee Hisense Company ay soo saartay soona bandhigtay ayaa lagu magacaabaa King Kong LTE, iyadoo lagu soo bandhigay carwada caalamiga ah ee qalabka Elegtarooniga casriga ah, oo maalmihii ugu danbeeyay ka socotay magaalada Barcelona ee dalka Spain, kaas oo dadkii goobta yimid aad uga yaabiyay.
 
 
 
 
 


 

Leave a Reply