Warshadaha Dalka Jarmalka Oo Ay Kor U Kacday Wax Soo Saarkooda

0
432

Wax soo saarka warshadaha ee dalka Jarmalka ayaa sare u kacay shantii bilood ee isku xiga, taas oo ka tarjumaysa xaaladda xasiloon iyo rajada fiican ee ganacsatada warshadaha ee Europe ugu weyn ee dhaqaalaha usoo ifaysa.
Celceliska Xiliyada uu wax soo saarka warshadahu kor u kacay intii lagu jiray bishii January ayaa kor u kacay 0.6% marka la barbardhigo halkii uu markii hore ka ahaa 1.0%.
Tan ayaa lagu sababeeyay qiimaha tamarta oo hoos u dhacy inuu ka caawiyay warshadahani inay kor u qaadaan wax soo saarkooda, halka ay hoos u dhacday sarrifka lacagta Euro.
 
 

Leave a Reply