Nin ka sheqeeya xafiiska boosta ee dalka Faransiiska ayaa xaqiijiyay riyadiisa ahayd inuu dhiso qasri weyn iyo guri qurux badan oo uu dego. Ninkan oo lagu magacaabo Ferdinad Cheikal ayaa muddo 33 sano ah oo u shaqadaasi hayay urursaday hadhaaga quruuruxa sawirada dhagaxa laga qoro, kuwaasi oo uu ka samayn jiray muqaalo qurux badan. Ninkan oo ahaa nin ku xeel dheer samaynta sawir gacmeedyada ayaa ku guulaystay inu dhiso qasri qurux badan isagoo adeegsaday quruurixii hadhaaga ahaa ee uu ka sameeyay sawirada.