Ra’iisulwasaaraha Israa’iil oo Raalligeliyay Carabta Israa'iil

0
344

Benjamin Netanyahu ayaa raalligelin ka bixiyay hadal uu doorashada ka hor soo saaray oo ahaa in Carabta ay u coodeynayaan musharraxiinta ka soo horjeedda.
Muuqaal uu soo saaray ayuu  Netanyahu ugu baaqey taageerayaashiisa inay si weyn ugu soo baxaan doorashada, isagoo sheegay in xisbigiisu halis ku jiro.
Waxaa uu sheegay in Carabtu hurin hurin u codeynayaan  si ay u ridaan isaga.
Hoggaamiya bulshada carabta ee Israa’iil ayaa ku gacan seydhay raaligalinta Netanyahu.
Dadka dhaliilsan siyaasadda Netanyahu ayaa hadalkiisa ku tilmaamay cunsurinimo.
 
 

Leave a Reply