Dagaal Dhex Maray Deero Iyo Wiyil

0
406

Sawir qaadaha caanka ka  Koonfur Africa ee dhinaca xayawaanada duur joogta ah ayaa soo bandhigay sawir uu ka soo qaaday dagaal dhex maray laba wiyilood iyo Deero. Kaasi oo ah mid ku bilwday cadho iyo isu awood sheegasho.  Miisaanka wiyish ayaa lagu qiyaasa 3 ton, taasi oo Deerada ka badan qiyaastii shan iyo toban jeer.  Waxayna ugu danbayntii dagaalku ku dhamaaday iyagoo aan ka adkaan deeradaasi, waxayna adeegsatay Deeradu xeelado kala duwan oo ay u badan tahay firfircoonida iyo fudaydka ay dheer tahay.

Leave a Reply