Bisad Qaliin Loogu Samaynayo 7 Kun Doller

0
350

Xarun xayawaanka xuquuqdiisa ilaalisa oo ku taalla London ayay u suurtagshay inay ururiso lacag dhan 7 kun Doller si qaliin loogu sameeyo Bisad todobaadkii hore usoo gaadhay dhaawac culus. Bisadan oo lagu magacaabo Tomas ayaa ka soo dhacday Kabadh dheer dushiisa, waxaana uu dhaawac  weyn ka soo gaadhay wejiga, iyadoo awoodi weyday inay raashinka qaadato. Ninka iska lahaa Bisadan ayaa ka codsaday xaruntan inay hawshaasi la qabtaan si loo badbaadiyo nolosha bisadiisa. Bisadan ayaa loo uriryay lacagtii qalinka loogu samayn lahaa.

Leave a Reply