Engineer Maraykan:” Waxaan Arkay Nin Hawada Duulaya”

0
339

Enginer Maraykan ah oo hore uga shaqayn jiray wakaalada hawada sare ee Maraykanka NASA ayaa sheegay in markii uu ka shaqaynayay NASA uu arkay nin duulaya hawada sare oo dherekiisu ahaa 9 feet kuna arkay meel u dhaw oo ka saraysa xarunta hawada sare ee NASA. Ninkan oo lagu magacaabo Clark Makliland oo muddo 35 sano ah u shaqaynayay wakaaladdaasi ayaa intaasi ku daray inuu isagu shakhsiyan u arkay nin hawada sare duulaya oo run ah. Waxa kale oo uu sheegay in goobo kaleba sida xarunta kandy ee u ku taalla Florida lagu arkay nin hawada duulaya iyo xataa wax la garan waayay oo loo maleeyay suuxuunta duusha.
 

Leave a Reply