Waxa Hor Imanaysa Sawirka Gabadhiisa Dhimatay

0
360

Nin u dhashay dalka Ingriiska ayaa la sheegay inuu ku jiro nolol aad u xun oo werwer iyo niyad jab. Ninkn ayay dhakhaatiirta cilmi nafsiga aqoonta u lihi ku daaleen. Nin ayuu xanuunkani ku bilaabmay ka dib markii ay dhimatay gabadhiisa oo ay aad isu jeclaayeen. Waxaana isla markiiba ku dhacay  xanuunkan werwerka badan ku riday.
Mararka qaarkood ayuu sawitranayn inay usoo gashay oo uu soo dhowaynayaa. Isga oo la hadlaya oo ku leh iska saar kabaha oo soo naso. Ninkan ayay da’diisa lagu sheegay 79 sano  Qoraalka waxa lagu daabacay wargeyska Kulyoum.
 

Leave a Reply