Oday Gadhkiisa Lagu Xidhay 6 Sano

0
440

Maxkamad ku taalla gobolka Xinjiang ee dalka Shiinaha , kaasi oo  aqlabiyada dadka degeni yihiin dad muslimiin ah ayaa oday da’ ah oo muslim ah ku xukuntay 6 sano oo xadhig ah. Odaygan ayaa lagu soo oogaay denbi ah inuu xiiri waayay gadhkiisa oo uu sii daayay iyadoo sharcigu dhigayo in aan gadhka lala bixin. Odayga ayay hore islaantiisu jeelka ugu xidhnayd ka dib markii lagu xukumay laba sano xadhiga ah. Waxaana lagu soo oogay denbi lagu sheegay inay xidhato xidhato xijaabka oo ay xukuumadda deegaanku mamnuucday in la xidho. Wargeyska Kulyoum oo soo xiganaya wargeyska Ashabab ee shiinaha ka soo baxaya ayaa warkan daabacy shalay 31/03/2015.
 

Leave a Reply