Gabadh 4 Jir Oo Habeen Badh Ka Baxday Guriga

0
305

Gabadh yar oo 7 sano jirtay oo degen gobolka binselfeniya  ee dalka Maraykanka ayaa gurigooda habeenimo kaga soo baxaday dhuumasho si ay usoo iibsato jalaato. Gabadhan ayaa fuushay baska. Kamarada dariiqa ayaa qabatay ilmahan yar oo koraysa Buska 3-dii habeenimo  iyadoo ay timaheedu feedhnayn oo ay kala baxsan yihiin. Rakaabka ayaa aad u yaabay iyagoon u baran in wakhtigan gabadh yar oo da’adan ahi soo korto buska dadaweynaha. Rakaabka ayaa gabadhan ogaaday inay ambad tahay ayna doonayso Jalaato, waxayna u gudbiyeeen xarunta Ab-News si ay waalidkood ugu yeedhaan. Waaldintooda ayaa aad uga naxay wakhtigan ay baxday iyagoo u qaatay in la afuduubay.

Leave a Reply