Ubax Laba Maalmood Keliya La Arko Sanadka

0
736

Saxaaharaha Colarado ee ku yaal dalka Maraykanka ayuu ku yaalla ubax cajiib ah. Ubaxaasi oo lagu magacaabo Caqrabism ayaa sanadka la arkaa laba maalmood oo keliya. Ubaxan ayaan lagu arag gobolkaasi lama deegaanka ah ee Maraykanka sanadka intiisa kale.  Dalxiisayaasha booqda gobolkaasi ayay 1% nasiib u helaan inay daawadaan ubaxaasi.
 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here