Xayawaan Beribiyood Halis Ah Oo La Arkay

0
432

Koox culimo oo ka tirsan dalka Bortiqiiska ayaa helay xayawaan beribiyood cusub kaasi oo ay sheegeen inuu yahay mid halis isla markaana dilaa ah  (Metoposaurus Algarvensis) . culimada ayaa cadaysay in xayawaankani uu yahay mid degdeg u ugaadhasanaya xayawaanada kale ee beriga jooga. Waxayna sheegeen inuu eeg yahay Yaxaaska Waxa kale intaasi ku dareen inuu u nool yahay sida yaxaaska oo dhererkiisuna yahaya 3 mitir. Laakiin haddana aanu la mid ahayn.  Xayawaanka ayay sheegeen inuu dunida kuna noola muddo dheer laakiin aad loogu khaldayay Yaxaaska oo ay is shabahaan.

Leave a Reply