18 Sano Ayuu Raadinayaa Wiilkiisa

0
403

Nin u dhashay dalka China ayaa 18 sano watay Mooto , taasi oo uu ku soo wareegay dalka China, isagoo raadinayay wiil yar oo uu dhalay oo la afduubay.
Ninkan oo lagu magacaabo Gongon Ti ayaa bilaabay raadinta wiilkiisa sanadkii 1997, ka dib markii isagoo ku maqan shaqada ay kooxi afduubtay wiil yar oo laba sano jiray oo uu dhalay. Weli ma joojin Kamana quusan raadinta wiilkiisa isagoo socodka uu jaray mudadaasi ay noqotay qiyaas 400 kun oo km, taasi oo dabooshay inta badan dal weynaha Shiinaha . Mudadaas uu ku jiray raadintaasi waxa ka dhamaaday 10 Mooto. Welina sidaasi ayuu u raadinya.

Leave a Reply