Kabtanka Ayaa Ka Halacsaday Xeebta Fog

0
586

Kabtanka waday Markab shidaalka qaada oo Maraykan ah ayaa ka halacsday xeebaha dalkaasi nin Maraykan oo uu Laash kaluumaysi oo uu watay ku burburay badda. Ninkan oo lagu magacaabo Luwuis ayaa muddo laba bilood ah la waayay. Luiwis oo ay da’diisu tahay 37 sano ayaa 29 Janauary lagu wayay biyaha badawaynta. Ka dib markii uu laashkiisu burburay. Waxaana la sheegay in ninkan mudadaasi cuni jiray Kaluunka isagoo biyaha roobkana cabi jiray. Kabatanka ayaa ka halacsaday xeebta Carloina 320 km u jirta beriga. Ehelada ninkan ayaa aad ugu faraxay iyagoo u haystay inuu badda ku dhintay. 
 
 
 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here