Sidee Ayay U Dagaalamaan Maso Lugolaydu?

0
432

Dagaal ba’an ayaa lama deegaanka ku dhex maray laba Maso lugalay. Sawirka laga qaaday labadan xayawaan ayaa muujiyay sida ay u dagaalamaan iyo inay mid kasta isku daydo inay tan kale xoog kaga katakhlusto.  May jirin mid is dhiibaysa oo cararaysa. Mararka qaarkood waxay mararka qaarkood waxay isku saydhinayeen ciidda iy dhagaxanta. Waxaan dagaalkoodu ku dhamaaday in aanay kala guulaysan oo iyagoo daalan kala tagaan.
 

Leave a Reply