Waalida Libaax Madax Foosto La Galay

0
399

Wargeyska Kyoum ayaa daabacy Libaax xarun xayawaan joogya oo madax la galay Foosto. Libaaxaasi aya dhibaato weyn ku dhacday ka dib markii ay libaaxyadiisa kalena  ka baqdeen. Shaqaalaha xarunta ayay ku adkaatay inay ka saaraan foostada madax liibaaxaasi. Libaaxa ayaa cadhooday oo cid kasta oo usoo dhowaata cabsi gelinayay. Shaqaalaha ayaa ku tilmaamay inuu galay heer waali ah oo sida wax looga qabtaa ay adkaanayso, maxaa yeelay waxa ka maqan aragii uu ku kala garanayay dadka waxyeelada u geysanaya iyo saaxiibadiis.

Leave a Reply