Garsoore Seexday Isagoo Dacawad Dhegaysanaya

0
397

Wargesyada Ingriiska ayaa daabacay warbixinta Garsoore Philip Conan oo 65 jir ah isagoo ku jira dhegaysiga dacawadda lagu soo oogay eedaysane kufsi loo haysto ku gam’ay maxkamadda Manchister  ee dalka Ingriiska dhexdeeda.
 
Xeerbeegtida kiiska qaadaysay ayaa aragtay garsooraha oo hurda waxaana la shaaciyay in ninkii kiiskaasi lagu eedaynayay dib loo dhigay dhegaysiga dacwadiisa saddex maalmood.  Dadkii kiiska qaybta ka ahaa ayaa aad ula yaabay habdhaqanka Garsooraha oo ay sheegeen in aanu danba ka lahayn dadkan uu u garqaadayo ee hor fadhiya.

Leave a Reply