Qabaa’il Maydka Lacag Raaciya

0
663

Waxa jir qabiilooyin dalka Hindiya ku nool oo madaxa qofka ka dhinta dhiga lacag. Qabiilooyinkan ayaa ka hor inat aanu dhiman madaxa qofka ku jejebiya lawska Hindiya. Qabiilooyinkan ayaa aaminsan in in qofkani tegayo duni kale isla marakaan uu raaco doono duuni. Doonidaasi ayaa gaadhsiin doonta Markab, Markabkaasina kabatanka wadaa ma dhaqaajinayo ilaa uu lacag ka qaato maydka dunidiisa cusub ku soo biiray. Caajiib sidaasi ayay dadka diinta ka fogaaday isaga luminayaan hanta ay u baahn yihiin kuow badan oo hareerahooda ku bakhtiyaya.
 

Leave a Reply