Baraasiil: Halista Muruqyada Jidh Dhiska

0
696

Romario DoSantos oo ah ciyaartow jidhkiisa dhisa ayaa loo sheegay inuu halis ugu jiro geeri ka dib markii uu is muday. Romari oo ahaan jiray goolhaye wuxu doonayay inuu muujiyo muruqyda xoogiisa.
Romari ayaa ku mudayay  jidhkiisa khamri iyo saliid si u muujiyo muruyqada jidhkiisa. Waxaana uu imika la liitaa xooga muruqadiisa.

Leave a Reply