Dakhliga Sharkada Toyota Ayaa Kor U Kacay 19%

0
502

Faa’iideystey Toyota iyo shirkadaha kale ee dalka Japan ka yen tabardaran
Sharkadan Toyota ee laga leeyahay dalka Japan kana mid ah sharkadaha aduunka soo saara gaadiidka ugu badan ayaa  ku dhawaaqday in shirkadda dakhligeedu kor u kacay 19 boqolkiiba bishii saddexaad ee aynu soo dhaafnay.
Korodhkan sharkada Toyota ku yimid ayaa la sheegay inay horseeday qaybaha ay sharkadu ku leedahay dalka Maraykanka oo iibka gaadiidka ay soo saarto sharkadu kor u kacay.
Shirkadda ayaa sheegtay in dakhliga sharkadu u kacay 2,1733 trillion yen  lacagta Japan una dhiganta $ 18.1 billion halka uu sannadkii hore ka ahaa  1,8231 trillion yen  lacagta Japan sanadkii la soo dhaafay.

Leave a Reply