Sharkada Siemens Oo Shaqada Ka Caydhinaysa 4,500 Shaqaalaheeda Ka Mida

0
412

Masuuliyiinta sharkadan Siemens oo ka ah sharkad wadamo kala duwan ku leh qaybo ka mid ah waxsoosaarkeeda taas oo ay sheegeen inay shaqada ka caydhinayaan oo ay ka joojinayaan shaqaale dhan 4,500 shaqaale oo ku kala baahsan qaybaha sharkadu ku leedahay aduunka oo dhan.
Sharkadan ayaa la sheegay inay ugu wacan tahay iyadoo ay la soo waajahday dhaqaale yaraan oo uu hoos u dhacday faa’iidadii ay sharkadani filaysay.
Shirkada ayaa sheegtay in ay  tallaabooyinkani yihiin kuwo lagaga jawaabayo hoos u dhac ku yimid iibkii sharkada suuqyada kala duwan ay ka filaysay.

Leave a Reply