Dibadbaxyada Burundi oo sii Socda

0
388

Dadka ka soo horjeeda Madaxwaynaha Burundi, Pierre Nkurunziza, ayaa iska dhagatiray amarka dawladda ee ku aadan in la soo afjaro mudaaharaadyada todobaadyada socda.
Ugu yaraan sideed ruux ayaa ku dhintay daganaansho la’aan ka dhalatay markii Nkurunziza, uu muujiyay in uu u tartamayo markii saddexaad doorashada dhacaysa bisha soo socota.
Deegaanada qaarkood dibad baxayaashu habeenimadii  waxa ay sii kordhiyeen jidadka ay jarayaan, iyaga oo iska dhago tiraya awaamiirta dawladda ee la soo saaray sabtidii, amaradaasi waxa ay sheegayaan in dhamaan jidgooyooyinka lagu soo afjaro afartan iyo sideed saac gudahood.
 
 
 
 
 
 
 
 

Leave a Reply