Hantiile Shiine oo 33 malyun Ku bixinaya Dalxiis

0
427

Hantiile Shiine ah oo lagu magacaabo Lee Jeen oo ah madaxa shirkadda Taise ee dalkaasi ayaa 6400 oo ah kala badh shaqaalaha shirkadda  dalxiis 4 maamood ah ku geynaya dalka Faransiiska. Dalxiiskan ayay kaga baxaysa shirkadda lacag dhan 33 malyuun doller.
Dalxiiska ayaa lagu soo beegay iyadoo la xusayo sanadguuradii 20 ee shirkadda. Shaqaalaha ayaa la dejin doona 140 Huteel oo ku yaalla Prise, iyadoo lagu soo wareejin dooono goobaha loo dalxiiso ee dalkaasi sida lagu tebiyay warbaahinta. ( kyoum)

Leave a Reply