Mashruuca Hirgelinta Qunbulo Durriyaha

0
390

Qunbulo duriyaha waxa lagu ikhtiraacay sanadkii 1939 mashruuca loo bixiyay Munhatin ee Maraykanka. Mashruucan ayay ka qayb qaateen culimo badan oo ay ugu mudnaayeen Robert, Edward Tailer iyo kuwo kale. Ninka lagu magacaabo Manaha Inshatin ayaan isagu curin sida dad badani aaminsan yihiin. laakiin ayaa ahaa ninkii madaxweynaha Maraykanka warqadda u diray una sheegayay in Jarmalku isku deyayo inuu bacrimayo Yuraaniyamata si uu u samaysto hubka  qunbulo durriyah.
 

Leave a Reply