Xarun Maroodiyadu Baabuurta Maydhaan

0
387

Maamulka beerta xayawaanka ee Wildlife Safari ayaa sameeyay hab cusub oo ay ku shaqaystaan ka dib markii ay Maradoodiga tababar ku siiyeen sida loo maydho baabuurta. Beerta ayaa ka qaada gaadhi kasta oo la maydhayo, lacag dhan $ 20.
Shaqadan ayaa kor u qaadaysa dakhliga beerta ka dib markii ay soo martay mushkilad dhinaca dhaqaalaha ah oo adag. Waxaana yaab noqotay in Maradoodigu u biyaha ku shubo maraca hore ka dib uu ku masaxo burush iyo tuwaalo, ilaa  gaadhigu noqdo mid aad u iftiimayay, oo macmiilku raali ka noqod.

Leave a Reply