Matxaf Badda ku Hoos Yaal

0
319

Matxafka Museo De Arte oo ku yaalla jasiiradda Mokhiiras ee dalka Mexico ayaa noqday kan ugu weyn eek u yaalla dunidda badda hoosteeda. Matxafkan ayaa lagu soo bandhigaa waxyaabo badan oo qariib ah, sida gaadiid yaryar oo soconaya biyaha hoostooda iyo alaabooyin badda hoosteeda laga helo, muuqaalo sawiro farshaxan oo ah oo la qoray iwm. Waxaana dalxiis ku taga dad tiro badan isagoo mar kasta ah mid dad ka buuxa.

Leave a Reply