Waxay Tababar Ku Qaadanayaan Goobta -50 C

0
519

Ciidamada China ayaa deegaanka Hiyoyang oo ku yaalla dhinac koonfurta  ee badda u dhaxaysa Ruushka iyo Shiinaha sanad kasta bisha Feberweri ku qaata tababar  aad u dhib badan.
Baddan oo ah deegaan baraflay ah  ayaa heerkulkeedu gaadhaa -50 c. Ciidanka ayaa feedha qaawan si ay ugu adkaystaan  haddii dagaal ku qabsado goobaha dunida ugu halista badan.
Bisha Feberweri ayaa ah bisha miisaaniyadda ciidanka Shiinaha la kordhiyo sanad kasta.
 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here