Harada Biyaheedu Dhiiga u eeg yihiin

0
793

Dalka Japan waxa ku taalla Haro midabka biyaheedu yihiin casaan dhiig ah. Haradan oo biyaheedu kulul yihiin ayaa la sheegay in sababtu tahay iyadoo ay biyaheeda ku badan yihiin maadada xadiidka.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here