Biriishyada ugu Quruxda badan

0
549

Caasimadda Ingriiska ee London oo caan ku ah goobaha caamka ah ee lagu nasto ayay koox farsamo yaqaano ahi ku sameeyeen Biriish lugeed cusub oo dhererkiisu yahay 20 mitir gacanka Paddington.ย  Biriishkan ayaa lagu bedelay mid gaboobay oo halkaasi hore ugu yaalay oo dadku u dalxiisi jireen. Waxaana ku rakiban marwaxado kulalyka iyo qabowga loo adeegsado. Biriishkan ayaa dadka lugta ah ay adeegsan karaan lix maalmood iyad maalinta todobaadna ayย  isticmaali doonaan dadka doonayaha wata. Waana biriish weyn oo qaadi kara 7 ton oo bir ah

Leave a Reply